Sharciyada Xubinimadda
1. Waa in aad tahay qof qora Af-Soomaaliga
2. Waa in aad tahay qof danaynaya xafidaada afka hooyo
3. Waa in aad bixin karto $ 3 biishiba
4. Waa in aad ka soo qaybgeli karto xafladaha iyo bandhiga buuggaagta
5. Waa in aad wax curri karto sida suugaanta iyo wixii la mid ah